Dabaaldegyo lagu soo dhoweynayo sanadka cusub ee 2018 oo ka bilowday caalamka (Daawo Sawirro)

Dalal ka tirsan caalamka ayaa bilaabay dagaaldegyo waaweyn oo lagu soo dhoweynayo sanadka cusub ee 2018ka oo wadamadii ugu horeeyey uu ka bilowday. Labada dal ee Australia iyo New Zealand oo ah dalalka ugu horeeyey ee sanadka cusub uu ka bilowday ayaa waxaa ka socda dabaaldegyo waaweyn. Magaalooyinka Auckland iyo Sydney noqday meelihii ugu horeeyey … Continue reading Dabaaldegyo lagu soo dhoweynayo sanadka cusub ee 2018 oo ka bilowday caalamka (Daawo Sawirro)